Kaasho Maanka logo

Kaasho

Maanka

Kaasho Maanka:

Unleashing Unheard Voices

Ku soo dhawoow Kaasho Maanka, hoyga codadka qarsoon iyo aragtiyaha jibaaxaya xadka dhaqameed, diimeed, siyaadaseed ee bulshadeenna. Hoyga cabiridda aragtiyaha xorta ah.

Qormooyin Cusub


Diimaha

Xiriirka ka dhexeeya diinta Hinduuska iyo diimaha Ibraahiimiyada

Abshir Garaad Cumar
Diinta Yuhuudda (Judaism) waxaa la sheegaa in ay tahay tan ugu facaweyn saddexda diimood ee sheegtay in meel sare oo cirka ka mid ah ay ka yimaaddeen. Sidaas oo kale diinta Hinduusku waa tan ugu fac

Qoraayada


Ugu akhriska badan

Rukumo Warsidahayaga

Waxaan kula wadaagi doonnaa qormooyinka cusub ee lagu baahiyo madashan, iyagoo kooban todobaadkiiba hal mar.