Wiil soomaaliyeed oo ka tagat diinta iyo falcelinta qoyskiisa

Muuqaalka hoose Jamaal oo ah wiil Soomaaliyeed oo Maraykanka ku bar-baaray
waxa uu kaga war bixinayaa qaabkii ay qoyskiisa uga fal-celiyeen markii ay
ogaadeen inuu Islaamka ka baxay. Waxa uu Jamaal carrabka ku adkeeyey in
Islaamka uusan jirin jacayl aan shardi lahayn oo u dhexeeyo ubadka iyo
waalidkood balse daqiiqadda aad Islaamka ka baxdid uu ku eg yahay jacaylku.
Dhalinyaro badan ayay cabsida waayidda jacaylka qoysku ay ku khasabtay inay
uurka ku haysteen waxa ka guuxaya maskaxdooda oo af-gaabsadaan halkii ay hore
u socon lahaayeen.
Rukumo Warsidahayaga
Waxaan kula wadaagi doonnaa qormooyinka cusub ee lagu baahiyo madashan, iyagoo kooban todobaadkiiba hal mar.
Faallooyinka (0)
Soo dejinayaa...
Qormooyin Lamida
Soo dajinayaa qoraallo lamida...