Siyaarada waliyadda Turba BIntu Wallac

W axaa dalka Lubnaan magaalada Bayruud joogta haweeney weliyad saalixad ah
ah oo gaartey darajada ”Caarifad”, waxa ayna cuntaa kalluuun ceeriin keli ah
oo cuntada kale xagga Rabbi baa laga soomiyey, waxa ayna cabtaa biyo iyo
khamri adag.
Dabcan qofkii caarifnimo gaara khamrigu xalaal buu u yahay, waxa ayna sheegtay
in biirka iyo wayntu aysan darajada ay gaartey u habboonayn in kasta oo ay
xalaal u yihiin, waxa ayna cabtaa wishki iyo khamriyo kale oo ay darajada
aalkoolada ku jirtaa 80% tahay. Sida ay weliyaddaasi sheegtay qofka caarifka
ahi heerka uu gaaro ayey ku xiran tahay heerka aalkolada uu cabbaa, waana
darajo aad u sarraysa 80%.
Haweeneydaas waxaa magaceeda la yiraahdaa Turba bintu Wallaac, waxa ayna
darajada caarifad gaartey labo sano ka hor iyada oo muddo 15 sano ah muriidad
ahayd. Markii ay caarifnimada gaartey waxaa looga dabbaal degey caalamka oo
dhan. Aad baa haweeneydaas loo barakaystaa, waxa uuna qofkii barakaysanayaa
salaaxaa meel jirkeeda ka mid ah, waxaana jirkeeda ugu fadli badan xubinta
taran (siilka). Weliba xubinteedaas waxa ugu sii falli badan faruurta midig.
Labada faruuryood ee xubinteeda waxa ay ku ka la magacawday Makka iyo Madiina,
kintirkana waxa ay u bixisay Quddus, daloolka xubinta (dhuqda) waxa ay u
bixisay Qaari Xiraa, waxaana maalin kasta xubinteeda salaaxa oo barakaysta
muriiddiin iyo caabiddiin aad u badan oo ka ka la yimid daafaha caalamka.
Qofku haddii uu caarifnimo gaaro in uu isqaawiyaa waa ay u bannaan tahay,
dadka kalena cawradiisa in ay arkaan dhibi ku ma jirto shareecada islaamka.
Waxaa weliyada Eebbe ee caarifiinta ah ka mid ahaa mid magaciisa la oran jirey
Curyaan oo uu macneheedu yahay Qaawane, kaas oo dadka u khudbayn jirey isaga
oo qaawan. Qaawanaantu karaamaadkiisa ayey ka mid ahayd.
Walaalahayga muslimiinta ah waxaa la ogaysiinayaa in qofkii haweeneydaas
suubban soo barakaysanayaa uu ballan sii dhigto inta uusan safarka diyaaradda
gelin, waayo waxaa aad u badan dadka meesha yimaada. Siyaarada laga qaadayo
qofkii xubinteeda taranka barakaysanayaa waa saddex kun oo doollar keli ah,
qofkii jirkeeda meel kale in uu salaaxo rabana waxaa laga qaadayaa labo kun oo
doollar keli ah. Lacagta waxaa la dhiibayaa inta aan caarifadda loo gelin,
waxa ayna dhex fadhidaa qasri weyn oo ku raalligelinaya sida mucjisada ah oo
loo dhisay iyo alaabta taal. Meesha ay weliyaddu xubinta taranka (siilka) soo
ka la hayso ku ma nasan kartid ee qasriga meelo ka mid ah baad cabbaar joogi
kartaa. Shaaha iyo kafeegu waa bilaash qasriga gudihiisa, khamrigana waxaa
lagaa siinayaa qiime ku raalli geliya. Shaqaale barakaysan oo qalbi furan baad
meesha ku la kulmaysaa. Waa dhul awliyo oo buuq la ma oggola! Dhammaantiin
waxa aan idin kaga tegayaa safar wanaagsan iyo barakaysi suubban.
Rukumo Warsidahayaga
Waxaan kula wadaagi doonnaa qormooyinka cusub ee lagu baahiyo madashan, iyagoo kooban todobaadkiiba hal mar.
Faallooyinka (0)
Soo dejinayaa...
Qormooyin Lamida