JInka iyo dadka kee qurux badan?

I nta aynaan jinka iyo dadka ka faalloon waxa aynu xoogaa ka taabanaynaa
geela oo ah xoolaha nooca ugu sharaf badan, uguna macquulsan. Geela rati ama
awr xoog yar oo foolxumi ma abaahiyo. ”Abaahi” waa galmada geela. Dabeecadda
ayaa keentay in uu geela dhaddig abaahiyo rati xoog, dhiirranaan iyo qurux
isku darsaday. Geela abaahidiisa waa loo halgamaa oo ratigii halganka ku
guulaysta ayaa dhammaan dhaddiga abaahiya, awrta aan xoogga lahaynina waxa ay
dhintaan iyaga oo aan waxba abaahiyin. Ratiga xoogga iyo dhiirranaanta lihi ma
uu oggola in ay awr kale geela dhaddig u soo dhawaadaan oo waa uu dilaa
ratigii kale ee isku daya in uu wax abaahiyo.
Sharaf iyo wanaag bay geela u tahay in uusan rati liitaa abaahiyin oo
dabeecadda ayaa rabta in uu dhasho geel xoog leh oo qurxa badan oo uu dhalay
rati macquul ahi. Haddii uu rati jirroole ah ama xoog yar ama foolxumi geela
abaahiyo waxa uu dhalayaa geel isaga la mid ah, sidaas darteedna dabeecadda
ayaa ilaalisa geela dhaladnimadiisa iyo quruxdiisa. Markii uu rati hal
roorsanayo ama uu kufsanayo hashu waa ay rabtaa ee waxa ay uga carartaa in ay
tijaabiso in uu xoog iyo caafimaad leeyahay oo uu dhali karo ubad isaga la mid
ah. Markii uu xoog ku kufiyo ayey abasax noqotaa oo ay jeclaataa.
Dadku waxa ay samaysteen dhaqan ka liita midka geela oo ah in uu nin kastaa
xaq u leeyahay naag uu wax ka dhalo, taasina waxa ay keentay in ay dadka ku
bataan foolxumada iyo jirrooyinku. Run ahaantii haddii qawaaniinta dabeecadda
la raaco nin kastaa in uu wax wasaa waa khalad. Waxaa sax ah oo dabiici ah in
ninkii xoog leh oo geesi ahi uu laayo ama cayriyo ragga ka xoog yar oo uu
isagu waso naagaha oo dhan si ay dadku u noqdaan noole qurux iyo caafimaad
leh. Waxa aad arkaysaa nin gaaban oo caato ah oo fule ah oo naag iyo carruur
wata, waana dhaqan khaldan in uu nin sidaas ahi naag guri ku haysto iyada oo
ay joogaan rag xoog iyo geesinnimo isku darsaday oo xaq u leh in ay dhalaan
carruur macquul ah. Dumarku ma ay yeeleen in uu waso nin tacbaan ahi oo waxa
ay dabeecad ahaan rabi lahaayeen nin xoog weyn oo dhiirran oo kufsada si ay u
uuraystaan ilmo fiican. Dhaqanka ayaa dumarka ku khasbay in ay guri u joogaan
fule itaal daran.
Haddaba jinku in kasta oo uusan jirin ee uu khiyaali yahay waxaa faafay
sheekooyin iyaguna khiyaali ah oo ku saabsan galmada jinka. Waxaa la wada og
yahay in ay soomaalidu yihiin dadka ugu qurux badan ummadaha dhulka ku dhaqan.
Quruxda waxa ay ka keeneen in xilligii Arraweelo ay ragga insiga ah dhufaani
jirtey uu baarqab ama hanad jin ahi ogaadey in raggii insiga la dhufaanay, ka
dibna doolaalo ayuu ku yimid caalamka insiga. Waxa uu ahaa hal jin ah oo aad u
qurux badan oo u xoog badan, waxaana jeclaatay Arraweelo oo damacday in uu
keligeed u gaar ahaado, dumarka kalena ay rag la’aan ahaadaan. Ninkii jinka
ahaa la ma uu tashan Arraweelo ee waxa uu kufsaday iyadii iyo naagihii
soomaalida ee kale oo dhan. Arraweelo oo ahayd boqorad kibirtey markii ay
aragtay dhiirranaanta iyo xoogga ninkaas jinka ah bay naagnimo iyo edeb
oggolaatay oo ay qabjabtay, waxa uuna jinkaasi muddo dumarka soomaalida ka
dhalayey carruur qurxo badan.
Qisadaas darteed waxaa la aamminsan yahay in uu jinku ka dhaqan duwan yahay
dadka oo uusan ninkii jin ah oo tabar darani xaq u lahayn in uu naag waso,
waayo baarqabkii jinka ee Arraweelo iyo dumarka soomaalida oo dhan wasay
keligiis buu wasayey oo waxaa la qiyaasi karaa in uu dhaqankaas ka keenay
jinka. Waxa la malayn karaa in uu keligiis hore ugu galmoon jirey dumarka
jinka oo dhan. Sidaas darteed bay jinku uga qurux badan yihiin oo uga
dhaladsan yihiin waxa insiga la yiraahdo oo fuulaha xun. Dadku marba marka ka
danbaysa waa ay soo foolxumaanayaan, waana ay jirro badnaanayaan, waayo waxaa
dhala rag aan dabeecad ahaan xaq u lahayn wasmo.
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxeexan.
Rukumo Warsidahayaga
Waxaan kula wadaagi doonnaa qormooyinka cusub ee lagu baahiyo madashan, iyagoo kooban todobaadkiiba hal mar.
Faallooyinka (0)
Soo dejinayaa...
Qormooyin Lamida